Johan Cruyff oo xushay kooxdiisa RIYADA ka hor inta uusan dhiman…(Messi iyo Ronaldo midkood kuma jiro)

crr

(Europe) 07 Oktoobar 2016. Buuga rugcadaagii hore ee xulka Holland iyo kooxda Barcelona Johan Cruyff ayaa waxa uu tilmaamayaa kooxdiisa riyada.

Johan Cruyff ayaa xushay kooxdiisa riyada ka hor inta uusan dhiman bishii March ee sanadkan ku darso midkood kuma jiro labada laacib ee ugu fiican kubbada cagta adduunka ee waqtigan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, waxaase ku jira macallinka iminka ee Man City Pep Guardiola.

Tababarihii hore ee Barca ayaa weerarka dhigay Pele, Maradona iyo Piet Keizer.

Eeg kooxda riyada Cruyff:

http://i2.mirror.co.uk/incoming/article8991118.ece/ALTERNATES/s615b/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close