Paul Pogba iyo xiddigaha United oo wada raba Cesc Fabregas, hadaba hadii heshiis ceynkaas ah dhaco sidee shaxdooda noqon doontaa?

cesc-fabregas-paul-pogba_qnna4ywigjo51ai1nm33hpntq

(Manchester) 06 Okt 2016.Warar hoose ayaa qoraya in Paul Pogba uu aad u doonayo in United ay ka soo saxiixato Cesc Fabregas.

Dhex dhisaha Chelsea ayaa ka dhacay xulashada tan iyo kolkii maamulka loo gacan galiyey Antonio Conte.

Kaliya kulan ayuu ku soo bilowday toddobaddii ay ololahan dheeshay horyaalka. wali, kulankaas xitaa ma dhammeeysan.

Hadaba, iyada oo ay United ka dheeliyeyso waaxda abuurida goolasha oo in badan ku yar, hadii ay dhacdo sida ay rabaan badi laacibiinta United, gaar ahaan Pogba, tolow, sidee ayey u ekaan doontaa qaab dhismeedkeeda 11-ka galaya gegida?

manchester-united-with-cesc-fabregas_10b1hr25abr0x18le4ws3yfog9

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close