Day: October 6, 2016
-
toos
TOOS u daawo: Peru vs Argentina – LIVE
Peru – Argentina Peru – Argentina Peru – Argentina Gool FM
Read More » -
toos
¨TOOS u daawo: Brazil vs Bolivia, Paraguay vs Colombia – LIVE
Brazil – Bolivia Brazil – Bolivia Brazil – Bolivia Paraguay – Colombia Paraguay – Colombia Paraguay – Colombia Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
TUUG & TARROOX: Zlatan Ibrahimovic & Lorenzo Insigne waxay ku fiican yihiin inay tuuganimo jilaan!” – Roberto Saviano
(Napoli) 06 Okt 2016 – Roberto Saviano oo ah weriye, qoraa iyo film sameeye sidoo kalana taageera kooxda SSC Napoli…
Read More » -
Wararka
SAWIRRO: Talyaaniga iyo Spain oo bareejo 1-1 ku kala baxay iyo ciyaarihii kale ee isreeb-reebka K/Adduunka 2018
(Turin), 06 Okt 2016 –Waxaa caawa la ciyaaray qaybo ka tirsan kulammada Isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018 ee lagu qaban doono…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Ecuador vs Chile – LIVE (Shaxda sugan)
Ecuador – Chile Ecuador – Chile Ecuador – Chile Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Italy vs Spain 1-1 (Italia & Spain oo isku mari waayay Derby-ga Laatiin Yurub)
Italy: Buffon; Barzagli, Bonucci, Romagnoli; Florenzi, Parolo, De Rossi, Montolivo, De Sciglio; Eder, Pellè Kaydka Italy: Donnarumma, Perin, Darmian, Ogbonna,…
Read More » -
England
Hubka Sirta ah ee Ibrahimovic uusan marnaba ka tagin oo la soo ogaaday!
(Manchester), 06 Okt 2016 – Iyadoo Isniintii Weeraryahanka kooxda Manchester United, Zlatan Ibrahimovic uu 35 jirsaday ayaa waxaa weli uu…
Read More » -
England
“Diego Costa waa nin waalan.”.
(London) 06 Oktoobar 2016. Diego Costa waa nin waalan sida uu qabo Florent Sinama Pongolle oo ay ka wada tirsanaan…
Read More » -
Spain
Fabio Coentrao oo gabi ahaanba laga waayay tababarka Real Madrid
(Madrid) 06 Okt 2016 Daafaca xulka Portugal iyo kooxda Real Madrid Fabio Coentrao ayaa wajahaya xaalad aan la shaacin waxay tahay kadib…
Read More » -
Wararka
FIFA oo ka haajirtay Hotelkii labada jeer Booliisku ugu galay ee Madaxdeeda lagu xir xiray
(Zurich), 06 Okt 2016 –Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa ka yaacay Hotelkii Musiibadu ku qabsatay ee ‘Baur…
Read More »