Luka Modric oo ku guulaystay laacibka bisha ee Real Madrid

(Madrid) 05 Okt 2016 Laacibka reer Croatia ee Luka Modric ayaa ku guulaystay laacibka bisha ee Real Madrid isaga oo abaal marintaas ka dul qaaday 4-laacib oo la tartamayay.

Taageerayaasha Real Madrid ayaa u doortay Luka Modric laacibkii ugu fiicnaa Real Madrid bishii dhamaatay ee September.

Luka Modric ayaa ka dul qaaday abaal marintaan ciyaartoyda kala ah Marco Asensio, Toni Kroos, Alvaro Morata iyo Marcelo.

Waxaa xusid mudan in weerarka Real Madrid ee BBC aysan soo bandhigin qaab ciyaareed fiican bishii dhamaatay taas oo keentay in laga reebo u tartanka abaalmarintaan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close