DAAWO: Didier Drogba oo qaadaya hees RAP ah oo uu walaalkii leeyahay

fde

(America) 05 Oktoobar 2016. Rugcadaagii Chelsea Didier Drogba ayaa baraha bulshada soo dhigay isagoo baabuurkiisa ku dhex qaadaya hees cusub oo Rap ah oo uu qaadaya walaalkii Jo, heesta ayaa lagu magacaabaa “Taper Poto”.

38-jirka iminka ka ciyaara horyaalka MLS dalka Mareykanka kooxda Montreal Impact ayaa walaalkii ka yar qudhiisa ahaan jiray ciyaaryahan laakiin balse go’aansaday inuu fanaan noqdo.

Drogba ayaa durba bilaabay  inuu walaalkii ku taageero mihnadiisa cusub wuxuuna soo dhigay boggiisa Istagram isagoo qaadaya heesta cusub ee walaalkii.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close