Batigol oo ciyaaray deedna cimriga uu jiro saddexleey ku dhaliyey!

screen-shot-2016-10-04-at-21-04-27

(Florence) 05 Oktoobar 2016. Gabriel Omar Batistuta ayaa ciyaaray kulan uu ku sharfayey dhalashadiisa magaalada Florence ee dalka Talyaaniga.

Batigol waxa uu magaaladaas ku leeyahay xusuuso badan halka dhamaanteen aanu isagana ku xusuusanyo sababtii uu naaneysta batigol ku helay.

Waxa uu Fiorentina mar kasta gool u dhalin jiray xilli ay dhab ahaantii adkeyd in Serie A-ga gool laga dhaliyo balse isaga wu caddeeystay.

Kulan ay isaga hor yimaadeen Italy iyo xiddigaha dunida kale ayuu ka soo muuqday waxa uuna ka kacay saddexley.

Hore Batigol waxa uu magaalada Florence ku tilmaamay sida gabadha ay xiriirka leeyihiin “Mar walba waxaan u arkayey Florence sida gabadha aan saaxiibka nahay, markaa ma sharaxi karo jaceylka aan u qabo.”

DAAWO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close