Kooxda ugu wanaagsan Premier League ilaa iyo haatan ololahan

(London) 04 Oktoobar 2016 Toddobaadkii 7-aad ee Premier League- Pep iyo City-diisa ayaa dhibic ku hor kacaya horyaalka.

Spurs oo cashar axadii u dhigtayna dhibic ayey ka hooseysaa laakiin waxaa wada baacsanaya Liverpool oo kolkan badalan, Arsenal oo baahi ka muuqato, United oo Mourinho ku duulleeysa iyo Chelsea oo kabasho ku jirta.

Hadaba, Goal waxa ay qiimeyn ku sameysay ilaa iyo iminka kooxda ugu wanaagsan iyada oo shaxdan ku soo koobtay xiddigii bandhigyada wanaagsan sameeyey.

kk

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close