Chelsea iyo Milan oo galaya wadaxaajood la’isku weydaarsanayo Fabregas iyo Mattia De Sciglio

cesc-fabregas-efl-cup-leicester-v-chelsea-200916_81gdj8zqc6pd19zpcbdt709cs

(Milan) 04 Oktoobar 2016. AC Milan waxa ay Chelsea kala xaajoon kartaa is ganacsi ay isku weydaarsanayaan Cesc Fabregas iyo Mattia De Sciglio.

Antonio Conte ayaa doonaya Mattia De Sciglio, sidaas waxaa qoreysa calciomercatoweb.

Laacibkii hore ee Arsenal iyo Barcelona ayaa ku dhibtooday helida daqiiqado tan iyo markii uu xilka la wareegay Conte, kaliya hal kulan ayuu Premier League ku soo bilowday mana dhammeysan ololahan curdunka ah ee 2016-17.

Hadaba, heshiis is dhaafis oo ay qeyb ka yahay De Sciglio ayaa la raacin doono €10 million waxaana la filayaa in ay ku filan tahay dhinaca reer Talyaani in ay ku helaan Fabregas.

86380998
86380998

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close