Kooxdii ugu wanaagsaneyd Premier League ee toddobaadkan

koox

(London) 03 Oktoobar 2016. Iyada oo kulamadii 7aad ee horyaalka England la ciyaaray shalay iyo doraad hadana natiijooyin cajiib ah ayaa soo baxay.

Tottnham waxa ay rikoorkii ka jabisay Pep Guardiola oo aan shalay kahor laga badin.

Chelsea waxa ay ku soo laabatay dhabihii guulaha halka Arsenal dirqi uga fakatay Burnley, bale Mou isaga dhibci ayuu helay.

Ciidanka Jurgen Klopp waxa badiyeen kulankii afraad oo xiriira horyaalka markii ay 2-1 ku garaaceen Swansea.

Hadaba Goal waxa ay ka sameeysay natoojooyinkaas shaxdan.

payet

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close