Jamashada Ozil ee Real Madrid iyo diidmadiisa in uu si fudud qandaraas ugu saxiixo Arsenal oo KARTUUN laga sameeyey

(London) 03 Oktoobar 2016. Waxaa isa soo tarya wararka sheegaya in Ozil uu ka caga jiidayo in uu qandaraaska u kordhiyo Arsenal.

Sida aan Goolfm.net ku qornay toddobaadkii hore laacibka waxa uu doonayaan mushaar qaali ah oo ay Arsenal wali go’aansan in ay siineeyso iyo in kale.

Yeelkeede, Ozil sida la sheegay waxa uu jecelyahay Real Madrid sida lagu cabiray KAARTUUNKA hoose.

cartoon-ozil-misses-madrid_40mnsu1s1meu10nzzgefp39o5

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close