Day: October 2, 2016
-
Italy
SerieA: Roma oo guul ka gaartay Inter soona tiigsatay booska 3-aad ee Jadwalka Horyaalka talyaaniga
(Roma) 02 Okt 2016 Kooxda Roma ayaa guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda Inter oo marti u ahayd, waxayna uga adkaatay…
Read More » -
Horyaallada
LA LIGA: Kooxda Barcelona oo iska lumisay fursad ay ku qaban kartay hoggaanka horyaalka kaddib guuldarro xanuun badan oo ay kala kulantay Celta Vigo + SAWIRRO
(Celta Vigo) 02 Oktoobar 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa iska lumisay fursad ay ku qaban kartay hoggaanka horyaalka La…
Read More » -
Italy
SERIE A: Juventus oo sii dheereysatay hogaanka horyaalka kadib guul ay ka gaartay Empoli + SAWIRRO
(Torino) 02 Okt 2016 Juventus ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka talyaaniga ee SerieA kadib guul raaxo leh oo ay ka gaartay…
Read More » -
Italy
SERIE A: AC Milan oo guul soo laabasho leh ka gaartay Sassuolo + SAWIRRO
(Milan) 02 Okt 2016 Kooxda AC.Milan ayaa gaartay caawa guul muhiim u ahayd kadib markii ay 4-3 ku garaacday kooxda Sassuolo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AS Roma vs Inter Milan 2-1 (Inter oo la kulantay guuldaraddii 2-aad oo xiriir ah)
Roma: Szczesny; Peres, Manolas, Fazio, Jesus; De Rossi, Strootman; Salah, Florenzi, Perotti; Dzeko Kaydka Roma: Alisson, Lobont, Emerson, Paredes, Seck,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Celta de Vigo vs FC Barcelona 4-3 (Barcelona oo laga badiyay)
Celta vs FC Barcelona 1. Ter Stegen 3. Piqué 5. Sergio 7. Arda 9. Luis Suárez 11. Neymar Jr. 12.…
Read More » -
England
EPL: Arsenal oo waqtigii dhimashada quusisay Burnley + SAWIRRO
(Burnley) 02 Okt 2016 Arsenal ayaa guul layaab leh ka gaartay kooxda Burnley kadib markii Oxlade-Chamberlain iyo Koscielny ay qaybsadeen goolka guusha,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AC Milan vs US Sassuolo 4-3 (Milan & Sassu oo ciyaaray kulankii sanadka)
Milan: Donnarumma; Abate, Paletta, Gomez, De Sciglio; Kucka, Montolivo, Bonaventura; Suso, Bacca, Luiz Adriano Kaydka Milan: Gabriel, Calabria, Ely, Plizzari,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Real Madrid CF vs SD Eibar 1-1 (Real oo markale bareejo rukhuus ah ka roonaan waydey)
Real Madrid – SD Eibar Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Burnley vs Arsenal 0-1 (Arsenal oo aakhirkii Burnley iska celisey)
Burnley – Arsenal Gool FM
Read More »