RASMI: Isco oo ku soo billaaban doona kulanka Eibar

14753238009339

(Madrid) 01 Oktoobar 2016. Kubadd abuuraha Real Madrid Isco tan iyo markii la calleemo saaray Zinedine Zidane mushaakil ayaa soo food saaray.

Yeelkeede, Zizzou waxa uu xaqiijiyey in uu ka hor imaan doono Eibar isaga oo safka kowaad ah.

Kaliya saddex jeer ayuu keyd ahaan ololahan kulamada La Liga ugu ciyaaray Real Madrid inanka reer Spain.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close