PREMIER LEAGUE: Liverpool oo sii wadata guulaheeda kaddib guul ciriiri ah ay ka gaartay Swansea City…+SAWIRRO

(England) 01 Oktoobar 2016. Liverpool ayaa guul ciriiri ah ka gaartay Swansea City oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda kaddib markiii ay ku martay 2-1.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaamineyso kooxda Swansea City.

Bilowgii ciyaarta daqiiqadii 8-aad ayaa waxaa goolka u dhaliyay Leroy Fer kaddib markii uu ku taabtay uun baas uu u soo dhigay saaxiibkii Mike van der Hoorn.

Liverpool ayaa wax laad ah la beegsan goosha Swansea City qeybtii hore ee ciyaarta waana markii ugu horreysay ay sidaa ku dhacdo kulamadii ay soo ciyaartay ilaa iminka Premier League.

Markii la isku soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta daqiiqadii 54-aad ayaa waxaa Liverpool gool madax ah ugu bar-bareeyay xiddiga reer Brazil ee Roberto Firmino kaddib caawimaad uu ka helay Jordan Henderson.

Firmino ayaa 20-gool ku lug lahaa Liverpool ilaa iminka kal ciyaareedkan waana laacibka ugu badan kooxda 13-gool iyo 7-caawin.

James Milner ayaa hogaanka u dhiibay Reds daqiiqadii 84-aad kaddib markii uu dhaliyay gool ku laad ama rigoore lagu galay isla laacibkii dhaliyay goolkii hore ee Firmino.

Angel Rangel ayaa six un diilinta ganaaxa ugu carqaladeeyay weeraryahanka reer Brazil kooxdiisa ayaana guratay mirihii ka dhashay qaladkaas.

Liverpool ayaa ah ilaa iminka kooxda goolasha ugu badan ku soo dhalisa dibada horyaalka Premier League sanadka 2016 28-gool.

SAWIRRO:

llll

Liverpool's left-back for the day James Milner celebrates handing Liverpool a fourth straight Premier League victory

Milner made no mistake from the spot, sending Lukasz Fabianski the wrong way in the 84th-minute to seal the three points

Liverpool made a fast start to the second period and were level when Firmino directed Jordan Henderson's cross into the net

Dutch midfielder Leroy Fer celebrates handing Swansea the early advantage in Saturday's early kick-off against Liverpool

Fer prods home on the goal line to notch his fourth Premier League goal of the season despite Liverpool appeals for offside

Jurgen Klopp instructs his players to carry out his high-pressing game but Swansea enjoyed the greater success early on

Liverpool defender Dejan Lovren is beaten in the air from a corner by Jordi Amat as the sunshine broke through in Wales

Michael Oliver shows Liverpool captain Jordan Henderson a yellow card for cynically bringing to an end a Swansea attack

Swansea forward Borja Baston was guilty of missing good chances to extend Swansea's lead with a header flying wide

Liverpool goalkeeper Loris Karius appeals for an offside decision that was not forthcoming and it was a borderline call

Swansea rose to the occasion in the first half, showing a willingness to play for under-pressure manager Francesco Guidolin

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close