Day: October 1, 2016
-
England
Jurgen Klopp oo caro kala dul dhacay xiddigihiisa Liverpool markii la maray qeybta hore ee kulankii dhawaa ee Swansea City
(England) 01 Oktoobar 2016. James Milner ayaa daaha ka rogay in tababare Klopp uu carro kala dul dhacay kaddib markii…
Read More » -
Italy
Liiska xulka qaranka Talyaaniga ee kulamada isreeb-reebka koobka Adduunka oo la shaaciyey… (Miyaa loo yeeray Mario Balotelli?)
(Rome) 01 Oktoobar 2016. Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga ee Giampiero Ventura ayaa soo saaray liiska xulka qarankiisa ee ciyaari doona…
Read More » -
Soomaaliya
Shan waxyaabood oo laga bartay kulankii shalay dhex maray Kooxaha Jeenyo iyo Baanadir Sports Club
(Muqdisho) 01 Oktoobar 2016. Kulan ka tirsan koobka Janaraal Daa’uud ayaa shalay waxa uu garoonka Banaadir ku dhexmaray kooxaha LL.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Qoraal la soo dhigay Twitter-ka rasmiga ah ee Liverpool oo ka carreeysiiyey isla jamaahiirtooda kulankii Swansea kaddib
(Liverpool) 01 Oktoobar 2016. Taagereyaasha Liverpool ayaa ka carrooday qoraal Twitter-ka rasmiga ah ee kooxda ay naanees qaab daran ugu sameeysay…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Isco oo ku soo billaaban doona kulanka Eibar
(Madrid) 01 Oktoobar 2016. Kubadd abuuraha Real Madrid Isco tan iyo markii la calleemo saaray Zinedine Zidane mushaakil ayaa soo food…
Read More » -
Uncategorized1
Wenger oo uga warramay Henry waqtigiisii ugu madoobaa ee waayihiisa Arsenal
(London) 01 Oktoobar 2016. Arsenal tababareheeda Arsene Wenger ayaa u doortay fiinaalihii Champions League ee ay 2006 ku garaacday Barcelona waqtigiisii…
Read More » -
Uncategorized1
Wakiilka Marco Verratti oo rajo galiyey dhinacyada raadiya
(Paris) 01 Oktoobar 2016. Wakiilka Marco Verratti ayaa qishay in uu u furan yahay ka taggidda Paris Saint – Germain hadii…
Read More » -
England
Antonio Conte oo sheegay sababtii uu keydka ugu cabay Fabregas iyo Ivanovic
(London) 01 Oktoobar 2016. Cesc Fabregas iyo Branislav Ivanovic ayaa keydka la dhigay kulankii dhawaa ay Chelsea 2-0 uga adkaatay…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey kulankii ay Liverpool ka adkaatay Swansea City ee Premier League
(England) 01 Oktoobar 2016. Liverpool ayaa guul ciriiri ah ka gaartay Swansea City oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda kaddib…
Read More » -
England
PREMIER LEAGUE: Chelsea oo dib ugu soo laabatay Jidkii guusha…+SAWIRRO
(England) 01 Oktoobar 2016. Chelsea ayaa guul sahlan ka gaartay kooxda Hull City oo ay ku suul daartay 2-0. Qeybtii…
Read More »