Month: October 2016
-
Aasiya
Falastiiniyiinta oo Cristiano Ronaldo u doortay Shaqsiga sanadka 2016
(Jerusalem), 31 Okt 2016 –Ururka Taageerayaasha Real Madrid ee Waddanka Falastiin ayaa xidigga Real Madrid u magacaabay Shaqsiga Sanadka…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo laba laacib midkood kusoo bedelanaysa Grzegorz Krychowiak
(Milano) 31 Okt 2016 – Inter ayaa sida lasoo werinayo waxay Geoffrey Kondogbia ama Marcelo Brozovic u bandhigaysaa Paris Saint-Germain…
Read More » -
Italy
Macallinka Talyaaniga oo ka fikiraya inuu xulka kusoo daro Alejandro Gomez!
(Roma) 31 Okt 2016 – Macallinka xulka Talyaaniga ee Giampiero Ventura ayaa ka baaraan degaya in xulka kusoo daro laacibka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Montella wuxuu sheegay inuu wada iibsanayo Mario Pasalic” – Wakiil
(Milano) 31 Okt 2016 – Wakiilka Mario Pasalic ayaa rumaysan in macmiilkiisu uu muujiyay inay Milan ku tashan karto kaddib…
Read More » -
Spain
Xiriirka kubadda cagta Spain oo baahiyay waqtiga la ciyaari doono El-Clasico
(Barcelona) 31 Okt 2016 Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa baahiyay watiga rasmiga ah la ciyaari doono kulanka lawada sugayo ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Koox lagama maamuli karo Jakarta, Beijing ama Nanjing” – Pirelli oo furka ku xoortay milkiilayaasha Inter Milan!
(Milano) 31 Okt 2016 – Guddoomiyaha sharikadda taayarrada ee Pirelli jaalle Marco Tronchetti Provera ayaa difaacay macallinka Frank de Boer,…
Read More » -
France
Edinson Cavani oo ugu danbayntii sheegay inuu ku faraxsanyahay booskii uu u baneeyay Zlatan
(Paris) 31 Okt 2016 Weerar yahanka kooxda PSG Edinson Cavani ayaa ka hadlay booskii uu u baneeyay weerar yahanka haatan u ciyaara…
Read More » -
Spain
Bale; “Haddii aan ahaan lahaa qofka bixinaya abaalmarinta Kubadda Dahabka waxaan sanadkan siin lahaa…
(Madrid), 31 Okt 2016 –Xidigga kooxda Real Madrid ee Waddanka Spain, Gareth Bale inuu ku guuleysto Kubadda Dahabka (Ballon…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Guardiola kulanka habeen dambe ay marti qaadi doonaan kooxda Barcelona?
(Manchester) 31 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ka hadlay kulanka habeen dambe ay kooxdiisu marti qaadi doonto…
Read More » -
England
Aaron Ramsey 2-daqiiqo oo qura ayuu ku sameeyay wax uu Pogba ku sameyn waayay 810-daqiiqo
(England) 31 Oktoobar 2016. Aaron Ramsey ayaa culeyska ku sii badiyay laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Paul Pogba…
Read More »