Day: September 29, 2016
-
England
Europa League: Man United oo guul ka gaartay kooxda Zorya, xilli Roma ay xaaqday Astra Giurgiu… + SAWIRRO
(Manchester) 29 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul ka gaartay naadiga FC Zorya kulan ka tirsan…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo guuldarro kala kulantay Sparta Prague kulan ka tirsan Europa League
(Prague) 29 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa iyadoo ku ciyaaraysa 10 ciyaaryahan oo kaarka…
Read More » -
Soomaaliya
Horseed oo dhib la’aan uga badisay kooxda heerka labaad ka ciyaarta ee Somali Fruit
(Muqdisho) 29 Sebt 2016.Kooxda Horseed ayaa guul ka gaartay naadiga Somali Fruit, ciyaar xiiso badan oo galabta ka dhacday garoonka…
Read More » -
toos
-
toos
GOOGOOSKA: Manchester United vs FC Zorya Luhansk 1-0
Manchester United – FC Zorya Luhansk Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Sparta Prague vs Inter Milan 3-1, AC Fiorentina vs Qarabag FK – LIVE 5-1
Sparta Prague: Koubek; Karavaev, Mazuch, Holek, Michael Kadlec; Cermak, M Frydek, Sacek Holzer; Dockal; Kadlec Sparta Prague bench: Miller, Lafata,…
Read More » -
England
EEG: Shaxdii ugu fiicneyd oo laga soo xulay 200 ee laacib uu Wenger macallinka u soo noqday 20-kii sano uu hayay xilka Arsenal
(London) 29 Sebt 2016. Tababare Arsenal Wenger ayaa 20-kii sano uu ku fadhiyay xilka tababaranimo ee Gunners soo leyliyay…
Read More » -
Wararka
Xiddigaha u sharaxan liiska abaal marinta WIILKA DAHABIGA oo la soo saaray
(Europe) 29 Sebt 2016. Waxaa la soo saaray Liiska 40-ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta wiilka Dahabiga ee Golden…
Read More » -
England
Sidee u muuqan lahayd shaxda CHELSEA haddii aysan iska diri lahayn xiddigaha ay iska iibisay?
(London) 29 Sebt 2016. Inkastoo ay Chelsea si xoogan ku bilaabatay kal ciyaareedka cusub misane xaalad adag ayay iminka wajaheysa…
Read More » -
England
Antonio Conte oo 5-laacib ka ceyrinaya Chelsea kaddib wada hadalo xasaasi ah ay wada yeesheen Milkiile Roman Abramovich
(London) 29 Sebt 2016. Chelsea ayaa u dhacday kaalinta 8-aad ee Premier League kaddib guul daradii aadka u liidatay ee…
Read More »