Horyaalka kubadda Gacanta Gabdhaha oo maanta furmaya

(Muqdisho) 28 sebt 2016. Waxaa maanta lagu wadaa inuu garoonka Banaadir ka furmo horyaalka kubadda Gacanta Gabdhaha 2016-17.
Horyaalka waxaa ka qeyb galaya afar koox oo kala ah Heegan oo horyalka daafacaneysa , Horseed, Gaadiidka iyo Nationlink.
Kulanka furitaanka waxaa waxuu ku loolami doona kooxaha Heegan iyo Gaadiidka.
Saacadda 4:00 galabnimo waxaana toos uga daawan kartaa Facebook-ga Goolfm.net.
By: Xusseen Maxamed Hadaafoow
Gool FM.