Day: September 28, 2016
-
Spain
Diego Simeone oo sheegay inay u muuqato inuusan heshiiska u cusbooneysiin doonin Atletico
(Madrid), 28 Sebt, 2016 –Tababaraha kooxda Kubadda Cagta Atletico Madrid ee Waddanka Spain, Diego Simeone oo caawa kooxdiisu…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo “Ma doonayo inaan Tababare noqdo marka aan ciyaaraha ka fariisto”
(Madrid), 28 Sebt, 2016 –Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Waddanka Spain, Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay mustaqbalka inuusan jeclayn…
Read More » -
Aasiya
Shiinaha oo rajaynaya marti gelinta cayaaraha Koobka Adduunka 2030
(Beijing), 28 Sebt, 2016 –Mas’uuliyiinta Xiirrada Kubadda Cagta Shiinaha iyo Asia ayaa ku rajo weyn in Shiinuhu nasiib…
Read More » -
Soomaaliya
Beledweyne oo lagu sameeyey maanta qori tuurka tartanka Dugsiyada magaaladaas
(Beledweyne) 28 sebt 2016. Waxaa Maanta Magaalada Beledweyne lagu qabtay Isku-aadka Tartanka Kubada Cagta ee Dugsiyada Hose-Dhaxe-iyo Sare ee ku yaala…
Read More » -
England
SAWIRRO: Tababarkii ugu dambeeyey ee ay kooxda Man United isugu diyaarinayso kulanka Europa League
(Manchester) 28 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku jirta tababarkii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayso…
Read More » -
Soomaaliya
Horyaalka kubadda Gacanta Gabdhaha oo maanta furmaya
(Muqdisho) 28 sebt 2016. Waxaa maanta lagu wadaa inuu garoonka Banaadir ka furmo horyaalka kubadda Gacanta Gabdhaha 2016-17. Horyaalka waxaa ka…
Read More » -
Champ' League
Keylor Navas oo qirtay: Qalad ayaan sameeyay laakiin markale ma samayn doono”
(Madrid) 28 Sebt 2016 Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Keylor Navas ayaa qirtay in xalay uu sameeyay qalad kaas oo keenay in…
Read More » -
toos
-
England
Ma ahan Firmino, Maya Coutinho haba sheegin Lallana…(Laacibka ugu weerarka badan Liverpool waa..)
(Liverpool) 28 Sebt 2016. Tan iyo sidii uu Jurgen Klopp u qabtay xilka Liverpool weerarka Reds ayaa noqday mid faraha…
Read More » -
Suuqa
Ozil oo aan wali qandaraas cusub u saxiixin Arsenal…Ogow sababta
(London) 28 sebt 2016. Mezut Ozil waxa uu ku jiraa GOR GOR tan culus si uu qallinka ugu duugo qandaaras ugub…
Read More »