Safafka suuragal ka ah oo ay garoonka ku soo geli karaan habeen dambe kooxaha Real Madrid iyo Borussia Dortmund ee Champions League

FBL-EUR-C1-DORTMUND-MADRID

(Dortmund) 26 Sebt 2016 – Kooxaha Real Madrid ee Borussia Dortmund ayaa wada ciyaari doona habeen dambe kulan ka tirsan Champions League heerkiisa Guruubyada, waxaana la saadaalinayaa shaxda ay garoonka ku soo gali karaan labada kooxood.

Tababare Zinedine Zidane  ayaa lagu wadaa inuu khadkiisa dhexe ku soo bilaabo kulanka habeen dambe Toni Kroos, Luka Modric iyo James Rodriguez, halka uu weerarka u dooran doono xiddigaha BBC la isku yiraahdo.

Real Madrid ayaa Borussia Dortmund marti u ah iyada oo maanka ku haysa muhiimada uu kulankani u leeyahay iyo waliba natiijadii kulankii ugu dambeeyay ee ay booqatay Dortmund markaas oo uu Robert Lewandowski ka yaabsaday Madrid isagoo 4 gool ka dhaliyay kulankii lugta hore ee xilli ciyaareedkii 2012/13.

Shaxda suuragalka ah Real Madrid ee kulanka habeen dambe:-

real-madrid-line-up-graphic_11z9c5gq24dfi1tolfjsw1eujb

Shaxda suuragalka ah Borussia Dortmund ee kulanka habeen dambe:-

dortmund-line-up-madrid_gbn29v1blu531ayaq5086dwhc

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close