SAWIRRO: Paul Pogba oo casho ula baxay saaxiibadiisa kaddib goolkiisii ugu horreeyay ee Man United

(Manchester) 25 Sebt 2016. Paul Pogba ayaa ugu dambeyn kulankiisii ugu horreeyay u dhaliyay Man United tan iyo sidii ay uga dhigeen laacibkii ugu qaalisanaa ebid kubbada cagta adduunka kulankii ay shalay afarta gool ku xaaqeen Leicester City.

Xiddiga reer France ayaa goolkiisii ugu dabaal degay inuu cashu ula boxo saaxiibadiisa maqaaxi shiinees ah oo ku taal bartanka magaalada Manchester.

SAWIRRO:

casho

Paul Pogba

Paul Pogba

Paul Pogba

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close