Day: September 25, 2016
-
Italy
SERIE A: FIO VS ACM 0-0…Milan & Viola oo is mari waayay + Sawirro
(Firenze) 25 Sebt 2016 – Kooxda AC Milan oo raadinaysay guusheedii 3-aad oo xiriir ah ayaa qaddiyaddaa ku hungoowdey ka…
Read More » -
England
Dhabar jab wayn oo soo gaaray kooxda Man City
(Manchester) 25 Sebt 2016. Kooxda Man City ayaa kulamo muhiim ah dhaawac ku waayi doonta xiddiga laf dhabarka u ah…
Read More » -
Italy
Luciano Spalletti oo si caro leh uga hadlay guul daradii soo gaartay galabta
(Roma) 25 Sebt 2016 Tababaraha kooxda Roma ee Luciano Spalletti ayaa si caro leh uga hadlay guul daradii galabta soo gaartay kooxdiisa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Fiorentina vs AC Milan 0-0 (Milan & Viola oo is mari waayay)
Fiorentina: Tatarusanu; Tomovic, Gonzalo Rodriguez, Salcedo; Bernardeschi, Sanchez, Badelj, Milic; Ilicic, Borja Valero; Kalinic Kaydka Fiorentina: Lezzerini, Dragowski, De Maio,…
Read More » -
Spain
MUUQAAL: Ronaldo oo fal aad u xun ku kacay markii xalay laga saaray garoonka (Hadaladii uu dhahay oo la ogaaday)!
(Madrid) 25 Sebt 2016 Sida ay shaacisay Marca, laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku kacay fal aan fiicnayn…
Read More » -
England
SAWIRRO: Paul Pogba oo casho ula baxay saaxiibadiisa kaddib goolkiisii ugu horreeyay ee Man United
(Manchester) 25 Sebt 2016. Paul Pogba ayaa ugu dambeyn kulankiisii ugu horreeyay u dhaliyay Man United tan iyo sidii ay…
Read More » -
Soomaaliya
Dekedda oo taako loo dhigay kullankii ugu horeeyay koobka Janeraal Daa’uud
(Muqdisho) 25 Sebt 2016.Garoonka Koonis degmada Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir waxaa galabta ka furmay koobka xiisaha badan ee Janeraal Daa’uud,…
Read More » -
Italy
SERIE A: Inter Milan oo kaalinta saddexaad ee horyaalka kala baxday kooxda Roma, inkastoo ay barbaro kala kulantay Bologna iyo kulamadii kale ee la ciyaaray… + SAWIRRO
(Milano) 25 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa kaalinta saddexaad ee horyaalka Serie A kala baxday Roma,…
Read More » -
Spain
MUUQAAL: Neymar oo ka ooysiiyay taageere ka soo hor-jeeda
(Spain) 25 Sebt 2016. Xiddiga reer Brazil Neymar ayaa ka oohiyay taageere ka soo hor-jeeda kulankii ay shalay Barca 5-0…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Torino vs AS Roma 3-1 (Roma oo lagu rukhuusay raaska Torino)
Torino (4-3-3): Hart; De Silvestri, Bovo, Castan, Barreca; Benassi, Valdifiori, Obi; Iago Falque, Belotti, Boyè. Kaydka: Padelli, Cucchietti, Bovo, Zappacosta, Baselli, Ljajic, Gustafson,…
Read More »