HOR DHAC: Swansea City V Manchester City

ut_hkthath4eww8x4xmdoxojbzmtt2bj

(Cardiff) 24 sebt 2016. Pep Guardiola ilaa iyo hada waxa uu sameeyey isla bandhigii Manuel Pellegrini eek al hore marka ay timaado kulamada bilowga ah ee uu badiyey hayeshee, ciyaartan ayuu 6 xiriir ah ka dhigi karaa.

Sky Blues waxa ay fooda darreeysay isla koox ee ay bartamihii toddobaadkan la ciyaartay hadana ka badisay.

 

MANCEHSTER CITY

-Sergio Aguero ayaa ka soo laabtay ganaax saddex kulan ahaa waxa uuna badali doona Kelechi Iheanacho.

-Yahya Toure waxaa ganaax saaray Guardiola kaddib hadalo uu laga soo xigtay wakiilkiisa, Nolito gaar cas ayuu ku qaatay kulankii ugu dambeeyey kolkaa ma ciyaari doonaan.

-Delph iyo Silva shaki ayaa iyaga ku jira halka Kompany uu dhaawac gumaarka ah soo gaaray kulankii EFL-ka bartamihii toddobaadkan.

LA SOCO…..

-Man City wey badisay 5tii kulan ee ugu dambeeysay Premier League.

-Man City iyada ayaa badisay 6ka mida 7dii kulan ee isugu dambeeysay Swansea City.

SAFAFKA LA FILI KARO

capturecity

Gegida: Liberty

Saacadda Geeska Africa: 5Pm

Dhex dhexaadyaha: Neil Swarbrick

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close