Saf isku dhaf ah oo laga sameeyey Arsenal Vs. Chelsea

chelsea-vs-arsenal-live-streaming

(London) 23 sebt 2016. Arsenal ayaa berri soo dhaweyn doonta Chelsea kulanka lixaad ee Premier League ololahan.

Xilli ciyaareedkan curdunka ah ayey labada dhinacba ku bilaabeen qaab dhex dhexaad ah marka laga hadlo bandhiyada ilaa iyo hada ay sameeyeen.

Hadaba, marka la damco in la isku qaso ciyaaryahandooda oo laga sameeyo shaxda ugu macquulsan sidee ayey noqoneysaa?

Goal.com ayaa qaabkan u sameeysay…

capture

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close