Goal oo cabirtay sida Chelsea kaarteeda kulanka Arsenal u ekeen karto berri

cesc-fabregas-efl-cup-leicester-v-chelsea-200916_3jpv1i9qm6wz1nx2pbeh45aj3

(London) 23 sebt 2016. Murqa weynta London ayaa berri luqmaha Premier League iskula geli doona.

Blues kulankii ugu dambeeyey waxaa bugcadeeda ku maqaar siibtay Liverpool halka Gunners-na ay 4 shaabuug la dhacday Hul City.

Hadaba, Antonio Conte oo uu jah wareer dhinaca xulashada saaran yahay ayaa sidan kaartadiisa ka dhigi kara – ugu yaraan cabirka Goal.com

chelsea-eleven-to-face-llllllllll

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close