Iniesta oo rikoor cusub u dhigay La Liga

andres-iniesta-barcelona-celtic-champions-league_6lkkzq11xth41j7mm4gfogf1t

(Catalonia) 22 sebt 2016. Caawintii Andres Iniesta ee goolka Ivan Rakitic kulankii ay Barcelona bar bar dhaca 1-1-ka ah la gashay Atletico Madrid ayaa ka dhignaa in uu yahay ciyaaryahanka qura ee ugu  yaraan hal caawin sameeyey 14-kii olole ee la soo dhaafay.

Dhisaha weyn ee Catalans ayaa isu geyn caawintiisa ay gaartay 83 habeenkii arbacada markii uu soo laad jan jeeriyey goolkii lagu daah furay ciyaarta ee Rakitic kahor qeybtii hore.

Bandhigyadiisa joogta ah ee Barcelona iyo gacan ka geysiga goolashooda ayaa muujinaya ahmiyada qiimeed uu uu kooxda u leeyahay kuwaas oo uu 8 La Liga iyo afar Champions League uu ka saaciday.

iniesta-assist-gfx_1qty46y9z4n0g12ex6dj6fic1l

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close