SAWIRRO: Man United oo tababar ku sameynaysa meel BAABUURTA la dhigto

(Northampton) 21 Sebt 2016. Haddii aad ogeyd xero tababar ama garoon in tababarka lagu sameeyo Man United ayaa ku qasbanaatay inay tababar ku sameyso halka Baabuurta la dhigto ka hor kulankeeda caawa ee Northampton ee EFL Cup.

Red Devils ayaa saakay tababarka ku qaadaneysay halka ay baabuurta dhigtaan kooxda Northampton, shaqsiga qaaday sawirrada ayaa ku baahiyay barta Snapchat.

Shaxda Jose ayaa waxaa lagu wadaa inay ka maqnaadaan xiddigaha waa wayn sida Rooney, Ibrahimovic iyo waliba Pogba.

SAWIRRO:

red

Man United training

Jose Mourinho

Man United car park

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close