Day: September 20, 2016
-
France
Leroy; “Ma jiro ciyaaryahan aan u dhigo Ronaldinho, Jimcaha oo qura ayuu tababaran jiray Sabtigana wuu ciyaari jiray”
(Paris), 21 Sebt 2016 –Laacibkii hore ee Faransiiska, Jerome Leroy oo mar ay qolka dhar bedeleshada wadaagi jireen isaga…
Read More » -
England
Chelsea oo guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Leicester City oo kaarka cas laga qaatay, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Cesc Fabregas… + Sawirro
(Leicester) 21 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Leicester City oo ay ku…
Read More » -
Italy
SERIE A: AC Milan oo saldhigatay kaalinta saddexaad ee horyaalka, kaddib guul ay ka gaartay kooxda Lazio… + SAWIRRO
(Milano) 21 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa salka la heshay kaalinta saddexaad ee horyaalka…
Read More » -
England
Arsenal oo u gudubtay wareegga afaraad ee League Cup, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Lucas Perez + Sawirro
(Nottingham) 21 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa gaartay wareegga afaraad ee League Cup kaddib markii ay 4-0…
Read More » -
England
Liverpool oo gaartay wareegga afaraad ee League Cup, kaddib guul ay ka gaartay Derby County + Sawirro
(Derby) 21 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa gaartay wareegga afaraad ee League Cup kaddib markii ay 3-0…
Read More » -
England
“Dhowr kulan ayuu guuleystay markaasuu is-mooday BOQOR.” Wakiilka Yaya Toure oo jawaab culus siiyay Pep Guardiola
(Manchester) 20 Sebt 2016. Tababare Pep Guardiola iyo wakiilka Yaya Toure ninka lagu magacaabo Dimitri Seluk ayaa qoorta iskula jira…
Read More » -
Afrika
SAWIRRO: Muxuu ku dhamaaday kulankii ay Dekeddu ku ciyaartay Jabuuti? (Yaa soo baxay?)
(Jabuuti) 20 Sebt 2016 – Kooxda Dekedda ee dalkeenna Somalia ayaa maanta kulan isreeb-reeb ahaa oo loogu soo baxayay koobka…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: AC Milan vs SS Lazio 2-0 (Milan oo jidkii guulaha ku joogta)
Milan: Donnarumma; Calabria, Paletta, Romagnoli, De Sciglio; Kucka, Montolivo, Bonaventura; Suso, Bacca, Niang Kaydka Milan: Gabriel, Plizzari, Ely, Vangioni, Gomez, Abate, Locatelli,…
Read More » -
Wararka
-
Spain
Samuel Umtiti oo seegaya kulanka berito ee Barcelona iyo Atletico Madrid…(Eeg SHAXDA ay la soo shir-tagi karaan labada dhinac)
(Spain) 20 Sebt 2016. Daafaca cusub ee Barcelona Samuel Umtiti ayaa seegi doona kulanka ay Barcelona beri booqan doonto kooxda…
Read More »