SAWIRRO: Ronaldo iyo Bale oo dib ugu soo laabtay tababarka Real Madrid

(Madrid) 19 Seb 2016. Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Real Madrid kaddib markii ay seegeen kulankii xalay ay kooxdoodu 2-0 uga adkaatay naadiga Espanyol.

Labada laacib oo midna qabay hargab midna ku maqnaa dhib yar oo muruqa ah ayaa looga soo tagay Bernabeu sababo la xiriira ka hortag.

Balse labada laacib ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee kooxda xilli ay Los Blancos ku soo wajahan yihiin kulamo muhiim ah.

SAWIRRO:

ronaldo

http://www.realmadrid.com/img/galeria-marca/

http://www.realmadrid.com/img/galeria-marca/

http://www.realmadrid.com/img/galeria-marca/

http://www.realmadrid.com/img/galeria-marca/

http://www.realmadrid.com/img/galeria-marca/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close