RIKOODH CUSUB: Kulanka Derby D’Italia oo dad iyo dakhliba u kordhay! (Eeg kharashka & ka qaybgalka)

(Milano) 19 Sebt 2016 – Kulankii Derby D’Italia ee ay xalay ciyaareen kooxaha Inter Milan iyo Juventus ayaa rikoodh dhanka dakhliga ah dhigay kaasoo ku dhow 4 milyan oo euro, taasoo ka badan sanadkii hore.

Kooxda Inter ayaa kulankaa ku dishey kooxda Juventus, balse waxay sidoo kale u dabbaal degtey qiimaha kasoo qaybgalka kulanka iyo dakhligiisa oo labaduba kordhay waxaana kulankaa Serie A-da ah kasoo xarooday 3,943,518 oo Euro.

Kasoo qayb galayaasha ciyaarta ayaa iyaguna cajiib ahaa waxaana kulankaa kasoo xaadiray taageerayaal dhan 76,484 oo qofood.

Foto LaPresse - Daniele Badolato 18/09/2016 Milano ( Italia) Sport Calcio Inter - Juventus Campionato di Calcio Serie A TIM 2016 2017 - Stadio "Giuseppe Meazza" Nella foto: schieramento Photo LaPresse - Daniele Badolato 18 September 2016 Milano ( Italy) Sport Soccer Inter - Juventus Italian Football Championship League A TIM 2016 2017 - "Giuseppe Meazza" Stadium In the pic: team line-ups
Foto LaPresse – Daniele Badolato
18/09/2016 Milano ( Italia)
Sport Calcio
Inter – Juventus
Campionato di Calcio Serie A TIM 2016 2017 – Stadio “Giuseppe Meazza”
Nella foto: schieramento
Photo LaPresse – Daniele Badolato
18 September 2016 Milano ( Italy)
Sport Soccer
Inter – Juventus
Italian Football Championship League A TIM 2016 2017 – “Giuseppe Meazza” Stadium
In the pic: team line-ups

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close