Day: September 19, 2016
-
Spain
Goorma ayaa la filayaa in Luis Enrique uu heshiis cusub qalinka ugu duugo Barcelona?
(Barcelona) 19 Sebt 2016 Barcelona ayaa rajo badan ka leh heshiis kordhinta tababaraheeda reer Spain ee Luis Enrique kaas oo qandaraaskiisu uu…
Read More » -
Italy
Kalidou Koulibaly oo heshiis dheer oo 5 sano ah u saxiixay kooxdiisa Napoli
(Napoli), 19 Sebt 2016 –Xidigga Daafaca uga ciyaara kooxda Napoli, Kalidou Koulibaly oo ay u gacan haatinaysay kooxda Chelsea…
Read More » -
England
Roberto Firmino oo dib ugu soo laabtay Liverpool ka hor kulanka Derby County
(Liverpool) 19 Sebt 2016 Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in Roberto Firmino uu dib ugu soo laabtay kooxdiisa ka hor…
Read More » -
England
Ranieri: “Taageerayaasha Leicester waa inay si diirran u soo dhoweeyaan N’Golo Kante”
(Leicester), 19 Sebt 2016 –Macallinka kooxda Leicester City ee Waddanka Ingiriiska, Claudio Ranieri ayaa ugu baaqay taageerayaasha kooxdiisa in…
Read More » -
England
Cesc Fabregas oo jecel in Chelsea uu u ciyaaro wax kabadan 100 kulan
(London) 19 Sebt 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Chelsea Cesc Fabregas ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay in Blues uu u…
Read More » -
Wararka
Jaceylka Walaaltinimo: Orodyahan Walaalkiis oo sii dhacaya garab qabtay una qal qaaliyay kaalinta 2-aad
(Mexico City), 19 Sebt 2016 –Orodyahan Jonny Brownlee oo u dhashay Ingiriiska ayaa isagoo hoggaaminaya Orodkii ‘Triathlon World Series’…
Read More » -
France
Balotelli oo isagoo xor ah xilli ciyaareedka dambe la gor gortami doona kooxaha Ingiriiska
(Nice), 19 Sebt 2016 –Wakiilka laacibka kooxda Nice ee Faransiiska Mario Balotelli ayaa sheegay in Mario uu si fiican…
Read More » -
Wararka
Da’yarkii hore ee ugu qaalisanaa dunida Javier Saviola oo loo magacaabay Tababare ku xigeen
(Andorra la Vella), 19 Sebt 2016 –Xidiggii hore ee kooxaha Barcelona iyo Real Madrid Javier Saviola ayaa ku soo biiray caalamka…
Read More » -
England
Claudio Bravo oo sharaxaad ka bixiyay sababtii uu uga tagay Barcelona
(Manchester) 19 Sebt 2016 Goolhayaha cusub ee kooxda Man City Claudio Bravo ayaa sharaxaad ka bixiyay sababtii uu uga tagay kooxdiisii hore…
Read More » -
England
“Mourinho fursad iguma siin Chelsea” – Papy Djilobodji oo ka hadlay waayihiisii Blues
(London) 19 Sebt 2016 Daafaca reer Senegal ee Papy Djilobodji ayaa ka hadlay waayihii uu ku qaatay kooxda Blues oo keydka uun…
Read More »