HOR DHAC: Manchester City Vs. Bournemouth

32c5b32100000578-3520458-image-a-9_1459606890501

(Manchester) 17 sebt 2016. Pep Guardiola waxa uu isha ku hayaa in uu sii wado caabka cajiibka ah ee uu ku bilaabay waayihsa Premier League.

Manchester City waxa ay ciyaareeysa iyada oo soo adkaatay kulankii Manchester Derby kaddibna 4-0 ku xasuuqday Borussia Monchenglabach Champions League.

WARARKA LABADA NAADI

Ilkay Gündogan oo kulankiisii ugu horreeyey u saftay United bartamaha toddobaadkii hore ayaa la filayaa in uu ciyaaro kolkan.

-David Silva ayaa dhaawac cajirka ah ku seegay kulankii Borussia Monchebglabach walina shaki ayaa ku jira.

-Sergio Aguero oo saddexleey ka dhaliyey Champions League ayaa ganaax ku seegaya kulankan.

– Bacary Sagna ayaa isna la aaminsan yahay in uu dambeedka middig ku soo bilaaban doono madaama Zabaleta uu Champions League dheelay halka Leroy Sane isna diyaar safasho u yahay.

-Bournemouth mushaakil safkeeda ah ma jiraan.

LA SOCO

-Raheem Sterling waxa uu saddexleeydiisii ugu horreeysay 2015 ka dhaliyey Bournemouth.

-Kelechi waxa uu 9 gool ku dhaliyey 13 gool beegsi oo uu sameeyey Premier League.

-City waxa ay noqon doontaa kooxdii labaad ee Premier League badisa kulankeedii shanaad oo xiriira laba olole oo ix xiga kaddib Chelsea oo sidaas sameeyey 2009-10 iyo kii xigay.

-Hadii uu Guardiola ka badiyo Bournemouth waxa uu noqon doonaa tababarahi labaad oo shantiisa kulan ee ugu horreeya baday kaddib Ancelotti oo lix badiyey.

Ciyaaryahanada labada kooxood

Manchester City: Bravo, Caballero, Gunn, Zabaleta, Sagna, Clichy, Kolarov, Stones, Otamendi, Adarabioyo, Gundogan, Fernando, Fernandinho, Delph, De Bruyne, Navas, Sterling, Sane, Nolito, Iheanacho.

Hull City: Boruc, S Cook, Smith, L Cook, Daniels, Francis, Surman, Gosling, Gradel, Federici, Wiggins, O’Kane, MacDonald, Pugh, Grabban, Ibe, Wilson, Ake, Arter, Afobe, Wilshere.

Gegida: Etihad

Saacadda Geeska Africa: 5Pm

Dhex dhexaadiyaha:  Jon Moss

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close