Safafka rasmiga ah ee Feyenoord Vs. Manchester United

marcus-rashford-starts-for-manchester-united-1024x905

(Rotherdam) 15 sebt 2016. Waxaa goor dhaweyd la soo saaray safafka rasmiga ah ee labada naadi.

Marcus Rashford ayaa kulankiisii ugu horreeyey ee Manchester United ku soo bilaabayanaya tan iyo markii uu majaraha u qabtay Red Devils Jose Mourinho.

Feyenoord : Jones; Karsdorp, Botteghin, Van der Heijden, Kongolo; El Ahmadi, Kuyt, Vilhena; Berghuis, Jorgensen, Toornstra

Keydka: Hanssen, Woudenberg, Nieuwkoop, Vejinovic, Tapia, Basacikoglu, Kramer

Man United : De Gea, Darmian, Bailly, Smalling, Rojo, Schneiderlin, Herrera, Mata, Pogba, Rashford, Martial

Keydka: Romero, Fosu-Mensah, Young, Carrick, Fellaini, Memphis, Ibrahimovic

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close