CHAMPIONS LEAGUE (Group G): Leicester City oo gaartay guusheedii ugu horreysay tartanka iyo FC Porto oo lagu dhagay….+SAWIRRO

(Europe) 15 Sebt 2016. Kooxda xafidaneysa Premier League Leicester City oo markii ugu horreysay ka qeyb galeysay tartanka Champions League ayaa ku furatay guul 3-0 ay ka gaartay naadiga Club Brugge.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0.

Shan daqiiqo uun markii ay ciyaartu socotay ayaa waxaa Leicester City goolkoodii ugu horreeyay ee CL u dhaliyay Marc Albrighton qalad ay sameeyeen daafacyada Club Brugge.

Xiddigii ugu fiicnaa PL kal ciyaareedkii la soo dhaafay ee Riyad Mahrez ayaa goolka labaad u dhaliyay Foxes daqiiqadii 29-aad kubbad qurux badan oo Free kick ahayd.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta daqiiqadii 61-aad Riyad Mahrez ayaa dhaliyay goolkiisii labaad iyo goolkii saddexaad ee kulanka kaddib markii uu dhaliyay gool ku laad ama Rigoore.

Leicester City ayaa noqotay naadigii saddexaad ee Ingiriis ah oo ebid adkaada kulankoodii ugu horreeyay ee Champions League kaddib Man United iyo Newcastle United.

Dhanka kale FC Porto iyo FC Koebenhavn ayaa is-mari waayay iyagoo ku kala baxay 1-1.

Porto ayaa goolka la hormartay qeybtii hore ee ciyaarta waxaana laga bar-bareeyay qeybta labaad.

SAWIRRO:

lee

Marc Albrighton wheels away in celebration after giving Leicester a fifth-minute lead against Bruges

Albrighton stole in front of Ricardo van Rhijn to tap in a long throw for Leicester's first ever Champions League goal

Riyad Mahrez doubled the lead with a spectacular free-kick with 16 minutes of the first half remaining 

http://i.dailymail.co.uk/i/pix/2016/09/14/20/

Mahrez stepped up to smash his spot-kick down the middle of the goal to send the travelling fans into further raptures

Mahrez celebrates with Hernandez after putting Leicester out of sight in their Champions League opener

Leicester fans were in good voice inside the Jan Breydelstadion prior to kick-off - with 1,400 supporting the Foxes in Belgium

The cameras of the world's media were trained on the Italian as he prepared to lead his side into Europe

Foxes goalkeeper Kasper Schmeichel shows what a first Champions League goal means to his side

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close