Kolo Toure oo xalay RIKOODH cusub ka dhigay Champions League

ture

(Europe) 14 Sebt 2016. Daaficii hore ee Arsenal, Man City iyo Liverpool Kolo Toure ayaa rikoodh cusub xalay ka dhigay tartanka Champions League inkastoo kooxdiisa cusub ee Celtic ay guul darro qaraar kala kulmeen Barcelona oo uga adkaatay todobo gool.

Toure oo la dhashay Yaya Toure ayaa noqday laacibkii ugu horreeyay ebid oo afar kooxood oo reer British u safta tartanka Champions League, Arsenal, Man City, Liverpool iyo Celtic oo uu iminka ka tirsan yahay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close