Day: September 13, 2016
-
Spain
Pepe; “Waxaan doonayaa inaan ciyaarahayga ku dhameysto Real Madrid”
(Madrid), 13 Sebt 2016 –Daafaca xulka Bortuqiiska iyo kooxda Real Madrid, Pepe oo ku jira sanadkii ugu dambeeyay qandaraaskiisa…
Read More » -
Wararka
CHAMPIONS LEAGUE (Group D): Bayern Munich oo ku bar-baratay FC Rostov iyo Atletico Madrid oo dirqi uga baxsatay PSV..+SAWIRRO
(Europe) 13 Sebt 2016. Group D ee Champions League Bayern Munich ayaa 5-0 uga adkaatay kooxda yar ee FC Rostov…
Read More » -
France
CHAMPIONS LEAGUE (Group A): PSG iyo Arsenal oo dhibcaha ku heshiiyay iyo Basel oo mari waysay Ludogorets Razgrad…+SAWIRRO
(Paris) 13 Sebt 2016. PSG ayaa mari waysay Arsenal oo marti ugu ahayd garoonkeeda iyagoo ku kala baxay 1-1. Qeybtii…
Read More » -
France
Wenger; “PSG way sii wadi doonaan guulahooda Faransiiska laakiin waxay tebi doonaan Ibrahimovic”
(London), 13 Sebt 2016 –Tababaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger ayaa isagoo ka hadlayay shir jaraa’id ka hor kulanka caawa…
Read More » -
Spain
CHAMPIONS LEAGUE (Group C): Barcelona oo si xun u ihaaneysatay Celtic, Messi oo saddexleey ka kacay..(Iyo kulankii Man City oo baaqday)+SAWIRRO
(Europe) 13 Sebt 2016. Barcelona ayaa goolal roobka uga dhigtay kooxda Celtic oo marti ugu ahayd gegada Camp Nou oo…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo RIKOODH aan horey loo dhigin ka dhigay tartanka Champions League
(Catalonia) 13 Sebt 2016. Lionel Messi ayaa taariikh cusub u dhigay tartanka Champions League kaddib saddexleey uu ka dhaliyay kooxda Celtic…
Read More » -
England
Manchester united oo Van Gaal iyo kooxdiisii hore siisay lacag dhan 8.4 Milyan oo Gini
(Manchester), 13 Sebt 2016 –Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa tababarihii hore ee naadigaasi Louis van Gaal iyo kooxdii…
Read More » -
England
Arsenal oo RIKOODH xun ka sameysay Champions League kulanka ay iminka la yeelaneyso PSG
(Paris) 13 Sebt 2016. Arsenal ayaa rikoodh fool xun ka sameysay ciyaaraheeda Champions League kaddib goolkii dhawaa ee laga dhaliyay…
Read More » -
England
Kulankii Champions League ee Man City iyo Borussia Monchengladbach oo la baajiyay…+SAWIRRO
(Manchester) 13 Sebt 2016. Waxaa la baajiyay oo dib loo dhigay kulankii Champions League ee Man City iyo Borussia Monchengladbach…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Paris Saint Germain vs Arsenal 1-1 (PSG oo bixisay qiimaha goolashii ay beerdarraysay)
PSG: Areola, Aurier, Marquinhos, Thiago Silva, Maxwell, Krychowiak, Matuidi, Verratti, Rabiot, Di Maria, Cavani. Arsenal: Ospina, Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal,…
Read More »