SAWIRRO GAAR AH: Kooxda Dekadda oo saakay u safartay dalka Jabuuti si ay uga qeyb gasho…

(Muqdisho) 12 Sebt 2016. Dekadda ayaa u amba baxday saakay oo ciid ah dalka Jabuuti si ay uga qeyb gasho tartanka jaamacadaha carabta.

Naadigan ku soo baxay kaalinta labaad ee horyaalka dalkeena Soomaaliya ayaa Arbacda la ciyaari doonta koox ka socota jazeerada Kuburus.

Dekadda ayaa la warinayaa inay shaxdeeda ku darsatay Maxamed Nuur oo ka tirsan Heegan iyo waliba daafaca kooxda Horseed ee Ciise Akiija.

Waqtiyada ay ciyaari doonto Dekadda tartanka Jaamacada Carabta, kooxaha ay ku guruubka tahay iyo waliba macaluumaadka kaleba dib ayaan idin kaga soo gudbin doonaa insha’alaah.

SAWIRRO:

jab

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpl1/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpa1/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfp1/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xlp1/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfp1/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xla1/v/t34.0-12/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

Waxaa sawirada qaaday Cabdifitaax NANI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close