Paul Pogba oo ciideysanaya misane idin leh “CIID WANAAGSAN”

csi5he4xeaesdxd

(Manchester) 12 Sebt 2016. Dad badan ayuu shaki ugu jiray islaamnimada laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka, balse wuu ka bixi doonaa shakiga marka uu arko sawirkan.

Pogba ayaa bartiisa Twitter-ka iyo waliba Instagram soo dhigay isagoo xiran khamiis isla markaana ku dhex jira masjid qurux badan wuxuuna soo raaciyay qoraal ahaa “Eid Mubarak”.

Eid Mubarak 🙏🏿

A photo posted by Paul Labile Pogba (@paulpogba) on

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close