Pep Guardiola oo buuga TAARIIKHDA ka soo galay Premier League kaddib guushii uu ka gaaray Man United

peep

(Manchester) 10 Sebt 2016. Pep Guardiola ayaa soo hiigsaday buuga taariikhda ee Premier League kaddib guushii dhaweyd ay Man City ka gaartay Man United.

Kooxda ku ciyaarta Etihad Stadium ayaa guul raaxo leh ka gaartay Red Devils xilli ay ku sugnayd gegada Old Trafford iyadoo ku adkaatay 2-1.

Guusha ayaa waxay uga dhigneyd Guardiola inuu noqday tababarihii afaraad ee taariikhda Premier League oo guuleysta afartiisii kulan ee ugu horreysay horyaalka Ingiriiska waxaa ka horreeyay oo sidaa oo kale horey u sameeyay Guus Hiddink, Jose Mourinho iyo Carlo Ancelotti.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close