Day: September 10, 2016
-
Italy
Higuain 3 kulan waxa uu Juventus u dhaliyay 3 gool
(Torino), 10 Sebt 2016 –Weeraryahanka kooxda Juventus, Gonzalo Higuain ayaa u muuqda mid lagu macaashayo oo u qalma…
Read More » -
Spain
Modric «Waxaan ku riyoonayaa in aan ciyaarahayga ku soo geba gebeeyo Real Madrid »
(Madrid), 10 Sebt 2016 –Xidigga Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid, Luka Modric ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa ka gadaal…
Read More » -
Spain
LA LIGA: Barcelona oo guul darro lama filaan ah ka soo gaartay Alaves xilli ay ku ciyaareysay garoonkeeda…+SAWIRRO
(Catalonia) 10 Sebt 2016. Naadiga yar ee Alaves ayaa guul darro lama filaan ah Camp Nou ku dha-dhansiisay maqaawiirta Barcelona…
Read More » -
Spain
“Qofkasta ee doonaya inuu warbaahinta ka soo muuqdo waa inuu aniga iga hadlaa.”. Cristiano Ronaldo oo dharka ka dhigay Xavi
(Madrid), 10 Sebt 2016 –Weeraryahanka kooxda Kubadda Cagta Real Madrid ee Waddanka Spain, Cristiano Ronaldo ayaa si kulul ugu…
Read More » -
England
Zinedine Zidane oo soo bar-bareeyay RIKOODHKII taariikhiga ahaa ee Miguel Munoz
(Madrid) 10 Sebt 2016. Kaddib guushii dhaweyd ay Real Madrid 5-2 uga adkaatay Osasuna ciyaar ka dhacday Estadio Santiago, tababare…
Read More » -
England
PREMIER LEAGUE: Liverpool oo ciyaar iyo goolal bilic leh kaga adkaatay Leicester City…+SAWIRRO
(Liverpool) 10 Sebt 2016. Liverpool oo guul raaxo leh ka gaartay kooxda xafidaneysa Premier League oo marti ugu ahayd Anfield…
Read More » -
Italy
SERIE A: Juventus oo jid mar ka dhigatay Sassuolo….(Higuain oo dhaliyay labo gool oo caaqibo leh)+SAWIRRO
(Torino) 10 Sebt 2016. Juventus ayaa si sahlan ku martay kooxda Sassuolo oo marti u ahayd iyadoo kaga adkaatay 3-1.…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: USC Palermo vs SSC Napoli 0-3 (Napoli oo Palermo bugcadeeda ku burbursatay)
Palermo: Posavec; Rispoli, Goldaniga, Rajkovic, Aleesami; Hiljemark, Gazzi, Jajalo; Embalo, Diamanti, Sallai Kaydka Palermo: Fulignati, Vitiello, Andelkovic, Gonzalez, Cionek, Chochev,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: FC Barcelona vs Deportivo Alaves 1-2 (Barca oo baytkeeda lagu babiyay)
FC Barcelona vs Alavés 13. Cillessen 4. Rakitic 5. Sergio 6. Denis 7. Arda 11. Neymar Jr. 14. Mascherano 17.…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Manchester City vs Manchester United 2-1 (Man U & Mou oo lagu muquuniyay Derby Manchester)
Man Utd: de Gea, Valencia, Bailly, Blind, Shaw, Pogba, Fellaini, Mkhitaryan, Rooney, Lingard, Ibrahimovic. Kaydka: Mata, Martial, Smalling, Rashford, Romero, Ander Herrera, Schneiderlin.…
Read More »