Tababarihii hore ee Man City Manuel Pellegrini oo si diiran loogu soo dhaweeyay Shiinaha…+SAWIRRO

(China) 09 Sebt 2016.  Tababarihii hore ee Man City Manuel Pellegrini ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay dalka Shiinaha mar uu soo gaaray caasimada dalkaasi ee Beijing.

Pellegrini ayaa shaqo ka helay kooxda Hebei China Fortune kaddib markii laga soo diray Man City oo booskiisa ku badeshay Pep Guardiola.

Taageerayaal badan ayaa ku soo xoomay macallinkii hore ee Real Madrid iyo Man City mar uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee ku yaala caasimada dalkaasi maanta oo khamiis ahayd.

Manuel Pellegrini ayaa hor kici doona koox ay u joogaan xiddigo ay ka mid yihiin laacibkii hore ee Napoli iyo PSG Ezequiel Lavezzi xiddigii hore ee Arsenal iyo Roma Gervinho.

SAWIRRO:     

 cr1vfjfxeaartit

The former Man City boss has taken over at Hebei China Fortune

Manuel Pellegrini was mobbed by fans as he arrived for his Chinese Super League adventure

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close