DAAWO: Fabio Coentrao oo TUUN DHEERE uga ridaya Cristiano Ronaldo

ronaldo

(Madrid) 09 Sebt 2016. Ma ahan oo kaliya in daaficii reer Portugal ee Fabio Coentrao uu dib ugu soo laabtay Real Madrid oo wuxuu kaloo tababarka wax ku tusay saaxiibkii Cristiano Ronaldo.

Intii lagu guda jiray tababarka Real Madrid ee maanta ayaa waxaa dhacday mar ay xiddigaha kooxda ciyaarayeen dhex ku jira in Coentrao uu Tuun dheere ka saaray xiddiga ay dhalashada wadagaan ee Cristiano Ronaldo iyadoona la arkayay kooxda inteeda kale oo ku camiraneysa CR7.

MUUQAAL:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close