Antonio Conte oo sii calaamadeystay daafacyadii u badeli lahaa John Terry

john

(London) 09 Sebt 2016. Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay noolaato kabtan John Terry la’aantii, waxaana la warinayaa inay u aqoonsatay daafacyada Middlesbrough iyo Burnley kuwii badeli lahaa rugcadaagooda.

Antonio Conte ayaa u aqoonsaday Ben Gibson iyo Michael Keane kuwa suuro galka ah inuu shaxdiisa ku soo daro xilli ciyaareedka soo socda sida ay warineyso The Dail Mail.

RUMOURS: Conte identifies John Terry replacements

 Blues ayaa ku rajo wayn inay la soo saxiixato daafac Ingiriiska ah si uu ugu hogaansamo shuruucda dalkiisa.

Daafacyada Middlesbrough iyo Burnley ayaana soo jiitay dareenka kuwa wax u soo day-daymooda naadiga Chelsea.

http://images.performgroup.com/di/library/GOAL_INTERNATIONAL/fd/90/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close