Day: September 9, 2016
-
Spain
Waa tee kooxda Neymar u soo bandhigtay heshiis 190 Milyan oo Euro ah iyo mushaar Toddobaadle ah oo dhan 770,000?
(Barcelona), 09 Sebt 2016 –Wakiilka Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo xulka Brazil, Neymar ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Paris…
Read More » -
Aasiya
Qatar oo markii labaad lagu qabanayo ciyaarta kama dambeysta Super Cup-ka Talyaaniga
(Doha), 09 Sept 2016 –Xiriirka Kubadda Cagta Waddanka Qatar ayaa shaaca ka qaaday in uu is afgarad dhex maray…
Read More » -
Spain
DAAWO: Fabio Coentrao oo TUUN DHEERE uga ridaya Cristiano Ronaldo
(Madrid) 09 Sebt 2016. Ma ahan oo kaliya in daaficii reer Portugal ee Fabio Coentrao uu dib ugu soo laabtay…
Read More » -
Aasiya
Tababarihii hore ee Man City Manuel Pellegrini oo si diiran loogu soo dhaweeyay Shiinaha…+SAWIRRO
(China) 09 Sebt 2016. Tababarihii hore ee Man City Manuel Pellegrini ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay dalka Shiinaha mar…
Read More » -
England
“N’Golo Kante ayaa ka fiican Claude Makelele.”.
(London) 09 Sebt 2016. Nemanja Matic ayaa ammaan ugu qubeeyay madaalaha cusub ee kooxdiisa N’Golo Kante isagoo xitaa ku sheegay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
HAMBALYO FARXAAN: Soomaaliya oo guul kasoo hooysey Olombikada Naafada ee ka soconaya Rio de Janeiro + Sawirro
(Rio de Janeiro) 09 Sebt 2016 – Waxaa maanta dhacay tartankii uu Farxaan Caddaawe ka qayb gelayay isagoo Somalia metelaya,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Paris Saint Germain vs Saint-Etienne 1-1
Paris Saint Germain – Saint-Etienne Gool FM
Read More » -
Wararka
-
Suuqa
Neymar waxa uu qarka u fuulay in aan ka iibinno Manchester United xagaaga – wakiilkiisa
(Manchester) 09 sebt 2016. Neyrmar waxa uu qarka u fuulay in uu ku biiro Manchester United kahor inta uusa Barcelona isu…
Read More » -
Spain
Macallin Zinedine Zidane oo xaqiijiyey soo laabashada Karim Benzema… (Miyuu ciyaarayaa kulanka berri?)
(Madrid) 09 Sebt 2016 – Karim Benzema ayaa dib ugu soo laaban doona shaxda kooxdiisa Real Madrid berri oo Sabti…
Read More »