Garsoorayaasha todobaadka 3-aad ee Serie A oo lagu dhawaaqay!

(Roma) 08 Sebt 2016 – Waxaa la shaaciyay garsoorayaasha kulamada todobaadka 3-aad ee Serie A, iyadoo Marco Di Bello uu seeriga u qaadayo kulanka Juventus-Sassuolo ee Sabtida.

Marka la eego kulamada kale ee TV-yada laga baahin doono, Davide Massa ayaa qaban doona Napoli vs Palermo, halka Antonio Damato uu u garniqi doono Inter oo u marti ah Pescara, haddaba ka bogo shaxda oo dhan.

Garsoorayaasha todobaadka 3-aad ee Serie A

Atalanta-Torino: Maurizio Mariani

Bologna-Cagliari: Rosario Abisso

Chievo-Lazio: Daniele Orsato

Empoli-Crotone: Paolo Valeri

Genoa-Fiorentina: Luca Banti

Juventus-Sassuolo: Marco Di Bello

Milan-Udinese: Gianpaolo Calvarese

Palermo-Napoli: Davide Massa

Pescara-Inter: Antonio Damato

Roma-Sampdoria: Piero Giacomelli

se1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close