Antonio Conte oo diyaariyey qorshe uu Mourinho uga kor qaadayo Antoine Griezmann

antoine-griezmann_1jx55z78yzyvs1fuekclmil3qt

(London) 08 Sebt 2016. Chelsea waxa ay diyaar u tahay in ay Manchester United ku xifaaliso saxiixa Antoine Griezmann,, sidaas waxaa qortay Telegraph .

Kooxda ka dhisan gegida Stamford Bridge waxa ay ku raad joogtay Faransiiska labadii sano ee la soo dhafay laakiin waxa ay iminka loolan kala kulmeeysaa United.

Laacibka waxaa lagu qiimeeyaa aduun dhan €100m kaddib markii bishii Juun uu saxiixay qandaraas cusub.

Conte waxa uu iski dayey in uu suuqii dhawaan xirmay la soo saxiixdo Morata iyo Lukaku balse ugu dambeyn waxa uu £30 million ku helay Michy Batshuayi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close