Joe Hart oo ka qayb galay tabarkiisii ugu horreeyay ee Torino + Sawirro

(Torino) 07 Sebt 2016 – Goolwalaha xulka Ingiriiska ee Joe Hart ayaa ka qayb galay tababarkii ugu horreeysey ee kooxda Torino tan iyo markii uu si rasmi ah ugu biiray isagoo oo muujinaya rayn rayn iyo dhoollacadayn daliil u ah inuu ka baxay calwasaadkii xagaaga.

Kaddib markii uu tuuray macallinka cusub ee Manchester City ee Pep Guardiola, Hart ayaa guddoonsadey inuu goobo meel uu kusii ilaashan karo booskiisa xulka qaranka.

Qabtahan oo safkaa kulankii ay Three Lions goolka madiga ah kaga guulaysteen Slovakia oo ay isku wajeheen isreebreebka KA18 ayaa u muuqda mid ugu dambayn helay naadi uu ku faraxsan yahay.

b b1 b2 b3 b4 b5

b2

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close