DAAWO: Xulka Wales oo afar gool afka u geliyey Moldova, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Gareth Bale

Wales

(Wales) 06 Sebtembar 2016 – Xulka qaranka Wales ayaa 4-0 uga adkaaday dhigooda Moldova kulan ka tirsan guruubka D ee isreeb-reebka koobka Adduunka 2018.

Hoggaamiyaha xulkaas ee Gareth Bale ayaa labo ka mid ah goolashaas u dhaliyey Wales, waxaana labada gool ee kale u kala dhaliyey Sam Vokes iyo Joe Allen.

Halkaan hoose ka daawo afarta gool ee uu xulka Wales kaga adkaaday Moldova iyo fursadihii la isku helay:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close