Daawo muuqaalka: Xulka Talyaaniga oo saddex gool ku salaamay Israel

b19

(Israel) 06 Sebtembar 2016 – Xulka Qaranka Talyaaniga ayaa kulan ka tirsan guruubka G ee isreeb-reebka koobka Adduunka 2018  waxa uu saddex gool ku salaamay Israel oo ay marti u ahaateen kulan ku soo dhammaaday 3-1.

Talyaaniga waxaa ay saddexda gool u kala dhaliyey 14’daqiiqo Graziano Pelle, 31′ daqiiqo Antonio Candreva iyo 83’daqiiqo Ciro Immobile, inkastoo Talyaaniga uu kaarka cas kulankan ka qaatay 55’daqiiqo Giorgio Chiellini.

Goolka qura oo ay xulka Israel ka dhaliyeen Talyaaniga waxaa u dhaliyey 35′ Tal Ben Chaim.

Halkaan hoose ka daawo goolasha la iska dhaliyey kulankan:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close