Daawo: Ciyaaryahan mid kale feer dhulka ku dhigay!

(Africa) 06 sebtembar 2016. Kulan shalay ka tirsanaa is reeb reebka koobka qaramada Africa oo u dhexeeyey Burkina Faso in Botswana ayaa la isku feeray.
Kulanka ugu dambeyn waxaa 2-1 ku badisay oo u soo baxday tartanka bisha Janaayo 2017 bilaabanaua Burkino Faso.
Laakiin, daafeceeda, Steeve Yago waxa uu ciyaarta oo 1-1 feer dhulka ku dhigay ciyaaryahan ka tirsan Botswana waxa uuna muteeystay kaar cas…
Gool FM.