Paul Pogba oo daaha ka rogay kabaha cusub uu sabtida kala hor-tagi doono Man City +SAWIRRO

pogba

(Manchester) 05 Sebt 2016. Paul Pogba ayaa kulanka Manchester Derby ee sabtida la soo shir tagi doona kabo cusub oo ay u soo naqshadeysay shirkadda Adidas.

Laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ayaa lagu wadaa inuu qeyb libaax ah ka ciyaaro kulanka sabtida ee Premier League ay kooxdiisa Man United la yeelan doonto Man City.

Wiilka reer France aya kulanka la wada sugaya la soo shir tagi doono gabo gaar ah oo uu nuuciisu yahay adidas ACE16 + Purecontrol Viper Pack.

SAWIRRO:

NINTCHDBPICT000264337389

NINTCHDBPICT000264337383

NINTCHDBPICT000264337408

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close